Kitaabka Quduuska Ah

Miikaah 3:4 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasay Rabbiga u qayshan doonaan, laakiinse isagu uma uu jawaabi doono, oo weliba wakhtigaas wejigiisa wuu ka qarin doonaa, waana sidii ay iyagu falimahooda xumaanta ugu sameeyeen.

Miikaah 3

Miikaah 3:1-12