Kitaabka Quduuska Ah

Miikaah 3:1 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo anigu waxaan idhi, Waan idin baryayaaye madaxda reer Yacquub iyo taliyayaasha dalka Israa'iilow, i maqla. Sow idinkuma habboona inaad caddaaladda taqaanniin?

Miikaah 3

Miikaah 3:1-2