Kitaabka Quduuska Ah

Miikaah 2:1 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Waxaa hoogay kuwa xumaanta ka fikira oo waxyaalaha sharka ah sariirahooda ku hindisa. Markii waagu beryo ayay sameeyaan, maxaa yeelay, taas gacantooda baa xoog u leh.

Miikaah 2

Miikaah 2:1-6