Kitaabka Quduuska Ah

Miikaah 1:8 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Haddaba taas daraaddeed ayaan u ooyi doonaa oo u barooran doonaa, oo anoo cago cad oo qaawan ayaan wareegi doonaa, oo waxaan u dhawaaqi doonaa sida dawacooyinku u ciyaan oo kale, oo waxaan u qaylin doonaa sida goroyadu u cido oo kale.

Miikaah 1

Miikaah 1:2-15