Kitaabka Quduuska Ah

Miikaah 1:5 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Waxan oo dhammu waxay u dheceen xadgudubka reer Yacquub iyo dembiyada dadka Israa'iil. Xadgudubka reer Yacquub waa maxay? Sow Samaariya ma aha? Meelaha sare oo dalka Yahuudahna waa maxay? Sow Yeruusaalem ma aha?

Miikaah 1

Miikaah 1:1-14