Kitaabka Quduuska Ah

Miikaah 1:16 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Xiiro oo timahaaga iska jar carruurtaadii aad jeclayd daraaddood, oo intaad xiirata sii ballaadhi sida bidaarta gorgorka oo kale, waayo, iyagu way kaa tageen, oo waxaa loo kaxaystay maxaabiis ahaan.

Miikaah 1

Miikaah 1:10-16