Kitaabka Quduuska Ah

Miikaah 1:12 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Waayo, kan Maarood degganu aad buu u sugayaa wanaag, maxaa yeelay, belaayo baa xagga Rabbiga ka soo degtay, oo waxay soo gaadhay iridda Yeruusaalem.

Miikaah 1

Miikaah 1:4-16