Kitaabka Quduuska Ah

Matayos 28:9 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Kolkaasaa Ciise ka hor yimid oo ku yidhi, Nabad. Markaasay u dhowaadeen oo intay cagihiisa qabteen ayay caabudeen.

Matayos 28

Matayos 28:4-10