Kitaabka Quduuska Ah

Matayos 28:7 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Dhaqso u taga, oo waxaad xertiisii ku tidhaahdaan, Kuwii dhintay ayuu ka soo sara kacay, oo wuu idin hor marayaa ilaa Galili. Halkaasna waad ku arki doontaan. Bal eega, waan idiin sheegaye.

Matayos 28

Matayos 28:1-12