Kitaabka Quduuska Ah

Markos 9:38 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Yooxanaa baa u jawaabay oo ku yidhi, Macallimow, waxaannu aragnay qof magacaaga jinniyo ku saaraya. Nama uu soo raaco. Waannu u diidnay, waayo, isagu nama uu soo raaco.

Markos 9

Markos 9:29-41