Kitaabka Quduuska Ah

Markos 9:31 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Waayo, xertiisii ayuu wax barayay, oo wuxuu ku yidhi, Wiilka Aadanaha ayaa dadka loo gacangelinayaa, wayna dili doonaan oo markii la dilo, saddex maalmood dabadeed, ayuu sara kici doonaa.

Markos 9

Markos 9:27-34