Kitaabka Quduuska Ah

Markos 9:26 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Jinnigii intuu qayliyey, aad buu u gilgilay, kolkaasuu ka soo baxay. Markaasuu wiilku noqday sidii mid dhintay oo kale, sidaa darteeda dad badan baa yidhi, Waa dhintay.

Markos 9

Markos 9:19-30