Kitaabka Quduuska Ah

Markos 9:14-16 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

14. Markay xertii u yimaadeen, waxay arkeen dad faro badan oo la jooga. Culimmaduna wax bay weyddiinayeen.

15. Kolkiiba dadkii badnaa markay isaga arkeen aad bay u yaabeen oo ku soo ordeen oo nabdaadiyeen.

16. Kolkaasuu weyddiiyey, Maxaad isweyddiinaysaan?