Kitaabka Quduuska Ah

Markos 9:12 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasuu u jawaabay oo ku yidhi, Waa run in Eliyaas horta imanayo oo wax walba soo celinayo. Oo sidee uga qoran tahay xagga Wiilka Aadanaha inuu wax badan ku xanuunsan doono oo la nici doono?

Markos 9

Markos 9:7-17