Kitaabka Quduuska Ah

Markos 9:1 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Wuxuu iyaga ku yidhi, Runtii waxaan idinku leeyahay, Kuwa halkan taagan qaarkood sinaba dhimasho uma dhadhamin doonaan ilaa ay arkaan boqortooyada Ilaah oo xoog ku imanaysa.

Markos 9

Markos 9:1-4