Kitaabka Quduuska Ah

Markos 8:6 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Kolkaasuu dadkii badnaa ku amray inay dhulka fadhiistaan. Markaasuu toddobadii kibsood soo qaaday, oo goortuu ku mahadnaqay ayuu kala jejebiyey oo xertiisii siiyey inay hortooda dhigaan. Markaasay dadkii badnaa hor dhigeen.

Markos 8

Markos 8:4-10