Kitaabka Quduuska Ah

Markos 8:33 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Laakiin Ciise markuu soo jeestay oo xertiisii eegay, ayuu Butros canaantay, oo wuxuu ku yidhi, Gadaal iga mar, Shayddaan yahow, waayo, waxyaalaha Ilaah kama fikirtid, waxaadse ka fikirtaa waxyaalaha dadka.

Markos 8

Markos 8:24-37