Kitaabka Quduuska Ah

Markos 8:12 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Intuu ruuxiisa ka taahay ayuu yidhi, Qarnigan muxuu calaamo u doondoonayaa? Runtii waxaan idinku leeyahay, Qarnigan calaamo lama siin doono.

Markos 8

Markos 8:4-22