Kitaabka Quduuska Ah

Markos 7:8 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Idinku qaynuunkii Ilaah waad ka tagtaan, oo waxaad xajisaan xeerka dadka, sida dhaqidda dheriyada iyo koobabka, oo wax kale oo badan oo kuwaas la mid ah ayaad samaysaan.

Markos 7

Markos 7:1-13