Kitaabka Quduuska Ah

Markos 7:6 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasuu wuxuu ku yidhi, Isayos aad buu wax idiinka sii sheegay, labawejiilayaalow, siday u qoran tahay, Dadkanu bushimahooda ayay igu maamuusaan, Laakiin qalbigoodu waa iga fog yahay.

Markos 7

Markos 7:1-16