Kitaabka Quduuska Ah

Markos 7:37 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Aad iyo aad bay ula yaabsanaayeen, oo waxay yidhaahdeen, Wax walba si wanaagsan ayuu u sameeyey. Kuwa dhegaha la' wax buu maqashiiyaa, kuwa carrabka la'na wax buu ka hadliyaa.

Markos 7

Markos 7:31-37