Kitaabka Quduuska Ah

Markos 6:47 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Goortii makhribkii la gaadhay, doonnidii waxay joogtay badda dhexdeeda, isaguna keligiis ayuu dhulka joogay.

Markos 6

Markos 6:43-50