Kitaabka Quduuska Ah

Markos 6:31 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasuu iyaga ku yidhi, Keligiin kaalaya cidlada, waxoogaana ku nasta. Waayo, kuwii imanayay iyo kuwii tegayay way badnaayeen, nefis ay wax ku cunaanna ma lahayn.

Markos 6

Markos 6:23-37