Kitaabka Quduuska Ah

Markos 5:4 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Maxaa yeelay, marar badan bir cagaha iyo silsilado waa lagu xidhi jiray, silsiladihiina ayuu iska gooyn jiray, bir cagahana wuu kala jejebin jiray. Ninna ka adkaan kari waayay.

Markos 5

Markos 5:1-9