Kitaabka Quduuska Ah

Markos 5:13 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Kolkiiba Ciise baa u fasaxay. Markaasaa jinniyadii wasakhda lahayd baxeen, oo waxay galeen doofaarrada, daaqsintiina jarka hoos bay uga yacday ilaa badda, baddayna ku bakhtiyeen, waxayna ahaayeen abbaaraha laba kun.

Markos 5

Markos 5:11-14