Kitaabka Quduuska Ah

Markos 4:39 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Kolkaasuu kacay oo dabayshii canaantay, oo badduu ku yidhi, Aamus oo xasil. Markaasaa dabayshii degtay oo xawaal weyn baa dhacday.

Markos 4

Markos 4:31-41