Kitaabka Quduuska Ah

Markos 3:1-2 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

1. Kol dambe wuxuu galay sunagogga; halkaasna waxaa joogay nin gacan engegan.

2. Markaasay fiirinayeen inuu sabtida bogsiinayo iyo in kale, si ay u ashtakeeyaan.