Kitaabka Quduuska Ah

Markos 2:27-28 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

27. Markaasaa wuxuu ku yidhi iyaga, Sabtida waxaa loo sameeyey dadka aawadiis ee dadka looma samayn sabtida aawadeed.

28. Sidaa darteed Wiilka Aadanahu waa sayidka sabtida.