Kitaabka Quduuska Ah

Markos 2:22 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Khamri cusubna qarbeddo duug ah laguma shubo, haddii kale khamrigii cusbaa ayaa qarbeddada kala dildillaacinaya, khamriguna waa daadanayaa, qarbeddaduna waa hallaabayaan, laakiin khamriga cusubse waxaa lagu shubaa qarbeddo cuscusub.

Markos 2

Markos 2:18-23