Kitaabka Quduuska Ah

Markos 2:12 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Kolkiiba wuu kacay oo sariirtiisii qaatay; wuuna baxay dadkii oo dhan hortooda, sidaa darteed ayay la wada yaabeen, wayna ammaaneen Ilaah, oo waxay yidhaahdeen, Weligayo sidan oo kale ma aannu arag.

Markos 2

Markos 2:11-15