Kitaabka Quduuska Ah

Markos 16:7 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Laakiin taga, oo waxaad ku tidhaahdaan xertiisii iyo Butros, Wuu idin hor marayaa ilaa Galili. Halkaasna waad ku arki doontaan, siduu idinku yidhi.

Markos 16

Markos 16:1-13