Kitaabka Quduuska Ah

Markos 16:20 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Iyaguna way baxeen oo meel kasta oo ay tageen dadkii bay wacdiyeen, Rabbiguna waa la shaqaynayay iyaga, isagoo hadalka ku xaqiijinaya calaamooyinkii la socday. Aamiin.

Markos 16

Markos 16:19-20