Kitaabka Quduuska Ah

Markos 16:14 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Dabadeed wuxuu u muuqday koob-iyo-tobankii goortay cunto u fadhiyeen. Wuuna u canaantay rumaysaddarradooda iyo qalbi engegnaantooda, waayo, ma ayna rumaysan kuwii isaga arkay goortuu sara kacay dabadeed.

Markos 16

Markos 16:11-20