Kitaabka Quduuska Ah

Markos 15:46 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasaa Yuusuf wuxuu soo iibsaday kafan, wuuna soo dejiyey isaga, oo kafantii ku duudduubay, oo wuxuu geliyey xabaal dhagax ka qodnayd, oo xabaashii afkeedii wuxuu ku soo giringiriyey dhagax weyn.

Markos 15

Markos 15:43-47