Kitaabka Quduuska Ah

Markos 15:1 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Aroortii kolkiiba wadaaddadii sare waxay la wada hadleen waayeelladii iyo culimmadii iyo shirkii oo dhan. Ciisena way xidheen oo kaxeeyeen oo waxay u dhiibeen Bilaatos.

Markos 15

Markos 15:1-10