Kitaabka Quduuska Ah

Markos 14:43 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Kolkiiba intuu weli hadlayay ayaa Yuudas oo laba-iyo-tobankii ka mid ahaa yimid, isaga iyo dad aad u badan oo seefo iyo ulo sita. Waxay ka yimaadeen wadaaddada sare iyo culimmada iyo waayeellada.

Markos 14

Markos 14:34-50