Kitaabka Quduuska Ah

Markos 14:27 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasaa Ciise wuxuu ku yidhi, Kulligiin waad iga xumaan doontaan, waayo, waxaa qoran, Adhijirkaan dili doonaa, idahuna waa kala firdhi doonaan.

Markos 14

Markos 14:19-31