Kitaabka Quduuska Ah

Markos 14:21 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Wiilka Aadanahu waa baxayaa siday u qoran tahay, laakiin hoog waxaa leh ninkaas Wiilka Aadanaha gacangelinaya. Waxaa ninkaas u wanaagsanaan lahayd inaanu dhalan.

Markos 14

Markos 14:20-24