Kitaabka Quduuska Ah

Markos 14:12 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Maalinta ugu horraysay oo Iiddii Kibistii-aan-khamiirka-lahayn, goortii neefka Kormaridda la gowraco ayaa xertiisii ku tidhi, Xaggee baad doonaysaa inaannu tagno oo ku diyaargarayno inaad cuntid cashada Iidda Kormaridda?

Markos 14

Markos 14:5-17