Kitaabka Quduuska Ah

Markos 14:1 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Laba maalmood dabadeed waxaa jiray Iiddii Kormaridda iyo Iiddii Kibistii-aan-khamiirka-lahayn. Wadaaddadii sare iyo culimmadii waxay doonayeen si ay khiyaano ugu qabtaan oo ay u dilaan.

Markos 14

Markos 14:1-9