Kitaabka Quduuska Ah

Markos 13:9 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Laakiin iska jira. Waxaa laydiin dhiibi doonaa shirar, oo sunagogyo waa laydinku karbaashi doonaa; taliyayaal iyo boqorro hortooda ayaad daraadday u istaagi doontaan inaad markhaati u ahaataan.

Markos 13

Markos 13:2-11