Kitaabka Quduuska Ah

Markos 13:11 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo goortii laydin wado oo laydin gacangeliyo, horta ha ka welwelina wixii aad ku hadli doontaan; laakiin wixii saacaddaas laydin siiyo, waxaas ku hadla, waayo, ma aha idinka kuwa hadlayaa laakiin waa Ruuxa Quduuska ah.

Markos 13

Markos 13:1-17