Kitaabka Quduuska Ah

Markos 12:33 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

In laga jeclaado qalbiga oo dhan, iyo caqliga oo dhan, iyo nafta oo dhan, iyo xoogga oo dhan, iyo in deriska loo jeclaado sida nafta, taasaa ka sii wanaagsan allabaryo la wada gubo iyo allabaryo kale oo dhanba.

Markos 12

Markos 12:26-34