Kitaabka Quduuska Ah

Markos 12:28 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Kolkaasaa culimmada midkood u yimid, oo markuu maqlay iyagoo wada hadlaya, oo markuu gartay inuu si wanaagsan u jawaabay, ayuu wax weyddiiyey oo ku yidhi, Qaynuunkee baa ka horreeya kuwa kale oo dhan?

Markos 12

Markos 12:22-31