Kitaabka Quduuska Ah

Markos 12:19 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Macallimow, Muuse wuxuu noo qoray, Nin walaalkiis hadduu dhinto oo naag ka tago isagoo aan ilmo lahayn, walaalkiis naagtiisa waa inuu dumaalo oo uu carruur walaalkiis u dhalo.

Markos 12

Markos 12:14-25