Kitaabka Quduuska Ah

Markos 12:1 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasuu wuxuu bilaabay inuu masaallo kula hadlo iyaga. Nin baa wuxuu beertay beer canab ah, oo ood ku heraaray, dabadeedna god macsareed ka dhex qoday, oo munaarad ka dhisay, oo niman beerrey ah u kiraystay, oo dal kale tegey.

Markos 12

Markos 12:1-3