Kitaabka Quduuska Ah

Markos 11:32 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Laakiin haddii aynu nidhaahno, Xagga dadka ayuu ka yimid, dadkay ka baqeen. Waayo, kulli waxay u haysteen Yooxanaa inuu nebi yahay.

Markos 11

Markos 11:24-33