Kitaabka Quduuska Ah

Markos 11:17 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasuu wax baray oo ku yidhi, Miyaanay qornayn, Gurigayga waxaa quruumaha oo dhan loogu yeedhi doonaa guriga tukashada? Idinkuse waxaad ka dhigteen god tuugo.

Markos 11

Markos 11:12-26