Kitaabka Quduuska Ah

Markos 11:13 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Meel fog wuxuu ka arkay geed berde ah oo caleen leh. Wuu u yimid inuu haddana wax ka helo. Goortuu u yimid waxba kama uu helin caleemo keliya maahee, waayo, wakhtigii berdaha ma ahayn.

Markos 11

Markos 11:11-18