Kitaabka Quduuska Ah

Markos 10:46 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Kolkaasay yimaadeen Yerixoo, oo goortuu Yerixoo ka soo baxayay, isaga iyo xertiisii iyo dad faro badanba, nin indha la' oo Bartimayos la odhan jiray, oo ina Timayos ahaa, ayaa jidka ag fadhiyey oo dawarsanayay.

Markos 10

Markos 10:39-52